Inne
Baydhaba: DF oo maydad soo bandhigtay iyo dagaal socda+Sawirro
Skala: wysoki1 niezależne źródło
Informacja z jednego źródła — nie została jeszcze potwierdzona niezależnie.
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya faahfaahin hordhac ah ka bixisay dagaalka culus ee ka socda magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan madax.
Źródła
- Kaab TV
kaabtv.com · 28.09.2026, 12:16:33