Inne
SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Badda oo Ka Wadahadlay Diyaar-garowga El Niño
Skala: średni1 niezależne źródło
Informacja z jednego źródła — nie została jeszcze potwierdzona niezależnie.
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaal
Źródła
- Shabelle Media Network
shabellemedia.com · 28.09.2026, 13:10:25